Dadka ku nool degmada Badhaadhe oo ka cabanaya biyo la’aan daran.

0
234

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiye ku xigeenka degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose  ayaa ugu baaqay Dowlad Goboleedka Jubbalaand iyo Haa’yadaha Samafalka in gurmad lala soo gaadho dadka ku nool Jasiiradaha Dagmada Badhaadhe oo ay soo wajahday biyo yari baahsan.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa ka waramaya.