Dadka ku nool Deegaanka Qaam-qaam oo si iskaa wax u qabsa ah u dayactiray wado mihiim u ah Deegaanka

0
305

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Qaam-qaam oo qiyaastii labaatan kilo mitir kaga beegan dhanka waqooyi Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda Hoose ayaa kamid ah Deegaanada saran jiinka Wabiga Jubba wana Deegaan hodan ku ah Beeraha iyo wax soo saarka dalaga.

Dadka Deegaanka Qaam-qaam ayaa si iskaa wax uu qabsa ah u dayactirtay mid kamid ah Waddooyinkii uu bari samaadkii uu lahaa Deegaanku dhismaha waddadan ayaa waxaa ka qeyb qaatay dhammaan dadka Dagan Deegaanka Qaam-qaam,dayactirka lagu sameeyay wadadan ayaa muhiim u ah guud ahaan dadka ku nool Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullahi ayaa kawarramaya