Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Deegaanka Gal-cadaad ee hoostaga degmada Guriceel ayaa Maamulka Degmada uga warbixiyay Baahiyahooda laxariira adeegyada Dowladda waxana ay kacodaseen maamulka degamada Guriceel in ay helaan adeeg Cafimaad, Waxbarasho, iyo Biyo.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa