Dadka Ku nool Deegaanka Fuumo ee duleedka Magaalada Kismaayo oo codsaday in loo dhiso Isbitaal.

0
285

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool Deegaanka Fuumo oo qiyaastii 26 kiilo mitir kaga been dhanka Galbeed Magaalada Kismaayo ayaa Cabasho ka muujiyay Isbitaal la’aan ka jirta Deegaankaasi, iyagoo Maamulka Jubbaland iyo ha’yadaha samafalka ka codsaday in Isbitaal looga hirgaliyo Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya.