Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaalad Abaareed oo balaaran ayaa ka jirta qaar kamid ah Gobolada soomaaliland taasoo sababtay in xoolihii ay biyo iyo baad la,aan ay u baqtinayaan.
Dadka ku nool Deegaanada hoosyimaada Degmada Laasgeel ayaa haatan la ildaran xaalada abaareed iyago islamar ahaantaana codsaday in gurmad lala soo gaaro.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya