Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa ku nool dad badan oo danyar ah oo siyaabo kale duwan ku soo dhacsado Nolal malmeedkooda kuwaasi oo qabta Shaqooyin ay si maalin la ah uga raadsadaan noloshooda.
Qaar kamid ah dadka ka ganacsada Cowska xoolaha ayaa waxaa ay yihiin kuwa ka raadsada nolol malmedka Qoysaskooda iyago ka iibiya cowska qeebaha kala duwan ee bulshada xoolaleyda ku nool Magaalada Dhoobley.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya