Dadka degan Xeebaha Degmada Warshekh oo dhibaata ku qaba Xiliga bad Xiranka.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ayaa inta badan waxaa looga digaa in aysan degin goobaha naftooda iyo maalkooda halis gelin kara sida boholada xeebaha iyo webiyada jar-jaradooda maadama mar walba oo xiliga roobaadka is bedela ay dhibaata keeni karaan oo ugu horeyso daadad iyo dabeylo ka xoog badan.

Degmada Warshekh ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxay kamid tahay Degmooyinka leh Xeebta waxaa akteeda degan qoysas badan waxayna dhibaata ku qabaan lixda bil ee ugu dambeysa sanadka ay Baddu keento dabeylo xoogan mararka qaar roob wadata kadibna guriyaha ka qaado waxayna iskaaga guuraan degmada si ay halistaas uga bad badaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya