Dadka degan Hareeraha Xeebaha Berbera oo loogu baaqey in ay ka guuraan.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Maamulka Soomaliland waxaa uu amar ku bixiyey in dhulka xeebta ah ee barbera loo jirsana doona ilaa iyo 200 mitir dadka doonaya in ay goobahaasi ka gataan dhul ay ku dhistaan guri wuxuuna Bulshada Degan Aaga dhulka xeebta ah ee Barbera uga digday in ay ka fogaadaan si saameeyn ugu yeelan Badda loona helo Fagaaro Xeebeed la isugu imaan karo oo jawi macaan leh.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa