Dadka Deegaanka Bali-howd oo codsaday in Hormarinta waxbarashada laga tageero.

0
122

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Deegaanka Balli-howd oo hoos yimaada Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa wasaaradda waxbarashada XFS iyo midda Galmudug ugu baqay inay ka taageeraan Hormarinta waxbarashada deegaankaas oo hadda dadka deeganka Iskuul si isku tashi ah uga hirgaliyeen Deegaanka, Axmed Mire Salad iyo
Cabdi Sahal oo ka mid odayaasha Deegaanka ayaa cid kasta oo wax uqabaneysa bulshada deeganka ugu baqay in soo dhawaaynaayaan.

Dhanka kale mamuulaha Iskuulka Bali-howd Cabdi Nuur Cabdulqaadir ayaa ka hadlay heeraakii uu somaray Iskuulku Deegaanka Bali-howd.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya