Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bulshad ku nool Deegaanka Afrax Muuse oo qiyaastii dhowr iyo lixdan Kiilo meter koofur ka xiga Degmada Guriceel ee gobolna Galguduud ayaa sheegay inay u baahanyihiin in Iskuul loo dhiso ubadkooda uu hadda wax ku barta Geed-hoostiis.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya