Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dad danyar ah oo daggan duleedka magaalada kismaayo gaar ahaan aaga dhagax dheer ayaa ka cabanaya waddo la’aan,biyo yari sidokale karonto la’aan ka jirta deegaanka.
Deegaankan ayaa waxaa ka dhisan guryo si casri ah loo dhisay,waxaana la dajiyey Qoysas heysto carruur agoon ah,waxaana deegaanka dhistay Hay’ad kheyri ah.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warbixintan ku eegeysa.