Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaaa waxaa ku nool dad badan oo isugu jira danyar iyo barakac kuwaasi oo aan haysanin waxyaabaha asaasiga u ah nolosha
Xilli ay fooda inagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxa ay dadkan danyarta ah ay sheegeen in ay haysan raashiin ku filan waxa ayna hayadaha iyo dadka muxsiniinta ah ay ka codsadeen lasoo caawiyo.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya