Dadka danyarta ah ee ku ganacsada hareeraha wadooyinka ee magaladan dhooblay oo ka cabanaya biyaha wadoonka ee roobku keenay

0
179

Ganacsatada yaryar ee ku shaqaysta hareeraha wadada wayn ee dhaxmarta badhtamaha suuqa ee magaladan dhooblay ayaa cabasho ka muujiyay biyaha nadaafad darada keenaya ee dhax jiifa wadada halbowlaha u ah deegaanka

Waxaa inoo soo jeedinaya Hanad C/ Yuusuf.