Dadka Daawo doonka ah oo saluugay qoraalka ay Dhakhaatiirtu o qoraan xiliyada la siinayo Daawada.

0
482
Doctor writing prescription

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Dhaqaatiirta Goobaha Caafimaadka ayaa adeegsada far gaar ah xiliyada daawada siinayaan Bukaanada, taasi oo ay saluugaan dadka daawo doonka ah.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warbixin inooga diyaariyay.