Dadka Baydhabo kaga shaqeysta Tolista Kabaha oo codsaday in Xarun loo dhiso.

0
48
Screenshot

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku shaqeysta farsamada gacanta gaar ahaan kuwa tola kabaha ee ku dhaqan Magaalada Baydhabo ayaa cabasho badan ka muujiyey goobta ay ku shaqeystaan oo ah wadada xareeraheeda taasi oo ay sheegeen in ay ku qabaan dhib aad u weyn.

Dhibaatada ugu weyn ayey ku sheegeen in wadada marka ay noqoto mid ciriiri ah in laga kiciyo halka ay ku shaqeysanayeen taasi oo loo sababeeyo in ay ciriiriga iga sabab u yihiin waxaana ay maamulka ka codsadeen in loo dhiso meel iyaga u gaar ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa