Dadka baahiyaha gaarka ah qaba Deegaanka Ceeljaale oo tababar loo qabtay.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Arimaha qosyka iyo xaquuqul insaanka dowlada Jubbaland ayaa Tababar uqabatay dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku sugan Deegaanka Ceeljaale ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Qaar kamid ah ka qeyb galayaasha tababarkan ayaa ka hadlay sida ay u arkaan wacyigalintan iyo booqashada loogu tagay.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya