Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa codsaday in laga caawiyo adeegyada muhiim ka ah sida waxbarashada .
Queen cabdule oo ah xoghayaha Ururka dadka bahanyaha gaarka qaba ee gobolka Mudug ayaa Hay’adda samalka iyo maamulka gobolka Mudug ugu baaqay in la caawiyo dadka baahiyaha gaarka qaba.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya