Dadka ay Abaaruhu saameyeen ee ku nool Deegaanada Hoos yimaada Dhoobley oo codsaday Gar gaar Dag dag ah.

0
422

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay abaaro baahsan ay ka jiraan qeybo kamid ah deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxa isa soo taraya codsiyada ka imanaya dadku ay xoolahoodii abaartu saamaysay islamarkaana aan haysan wax ay ku nolaadaan maadama ay gacantooda ka baxeen xoolihii ay ku noolaayeen.

Hadaba waxaan wareysi la yeelanay Qaar Kamid ah dadkii ay saameysay Abaarta ka jirta Deeganada Jubbaland ee ku sugan duleedka Magalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose oo Gar-gaar deg deg ah ka codsaday Maamulka Deegaanka iyo Ha’yaddaha samafalka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramay