Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kumanaan Falastiiniyiinta ah ee kusoo laabanayaan Khan Younis,Gaza.
Waddooyinka burburay, waxay ku yimadeen baaskiillo, gaari-dameer iyo iyaga oo lugeynaya, iyaga oo raadinaya guryahoodii iyo waxa ka haray.
Israa’iil ayaa ciidamadieeda kala baxday koonfurta Qaza, halkaas oo ay kaga hareen hal guuto oo keliya.
Urta dadki dhintay ayaa weli hawada ku jirta, sida ay sheegeen dadka deegaanka, iyadoo meydadku ay weli yaallaan burburka hoostiisa. Baaxadda burburka halkaasi ka jira ayeey aad uga naxeen.