WARARKA Dad ku soo barakacay deegaanka Raas-kaanbooni ee gobolka Jubbada hoose oo dhul ay degaan la siiyay. By admin - December 16, 2022 0 101 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 1600 oo qoys oo intooda badan ay abaartu dhaafisay xoolohoodi ayaa ku soo barakacay deegaanka Raas-kaanbooni ee gobolka Jubbada hoose. Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/12/Warka-Xasan-dad-ku-soo-barakacay-Deegaanka-Raas-kaanbooni-ee-Gobalka-Jubbada-Hoose-oo-dhul-ay-dagan-la-siiyay.mp3