Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dad danyar ah oo ku nool degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan, gargaarka ayaa loogu talagalay dadka danta yar ee kunool magaaladaasi.
Gargaarka degmada Maxaas ayaa loogu talagalay 120 qoys oo danyar ah kuwaas laga soo kala xulay xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya