Dad danyar ah oo ku nool Deegaanka Buulo-gaduud ee Waqooyiga Kismaayo oo lagu wareejiyay guryo loo dhisay.

0
102

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland ayaa dadka danyarta ah oo ku nool deegaanka Buulo-gaduud ku wareejisay 500 guri oo aay hay’ada dhistay waxaana madasha lagu wareejinayey guryaha goobjoog aha mas’uuliyiinta deegaanka iyo qaar kamida mas’uliyiinta Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa