Dabaylo xoog leh oo ka socdo Magaalada Kismaayo oo saameeyn ku yeshay dad Barakacayaal ah.

0
197

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dabeeylo xooggan oo maalmihii u dambeeyay katagnaa Gobalka Jubada hoose ayaa saameeyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ee degan xerooyinka, qaar ka mida ah Dadka baracayaasha degan kaamamka kimayo ayaa ka waramay saameynta ay ku yeeshen dabeeylaha.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya