Dab qasaare gaystay oo ka kacy Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dabkan oo ka kacay kaalin shidaal oo baratamaha Magaalada Caabudwaaq ku taalla ayaa dhaliyay qasaaro kala duwan waxaana goobjoogayaashu ay sheegayaan in dhowr qof oo kamid ah dadka ka agdhowaa ay dhaawacyo kasoo gaareen, sidoo kale waxaa gubtay guryo iyo ganacsiyo ku yaalay goobta uu damku ka kacay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya