Daawo yari ka jirta Xaruunta Dhimirka Magaalada Baydhabo.

0
12

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruunta dhimirka ee magalada baydhabo ayaa soo wajahday xaalad daawo yari iyadoo ay ku Jiraan isbitaalkaasi Boqolaal qof oo isuga jira rag iyo dumar oo la dhiban xanuunka dhimirka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya