Daawo yari ka jirta Xaruunta Dhimirka Magaalada Baydhabo.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta dhimirka ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa soo wajahay xaalado nolala xuma iyo daryeel Caafimaad la’aan taasi oo ay ku Jiraan Boqolaal qofood oo isuga jira rag iyo dumar kuwaasi oo la dhiban xanuunka dhimirka maadama ay xaruntaasi iyaga lagu daryeelo Xili Walba.

Xaaldaha kala duwan ee soo wajahay xarunta ayaa ah sida raashin la’aan daawo yari iyo bur-bur ku yimid qolalka iyo qeybo ka mid ah dhismaha xaruntaasi sida ay shegeen maamulka waxaana sidoo kale ka jira Joodari la’aan sariir yeri iyo sinyeer maadama lagu guda jiro waqti robaadka gu’ga.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya