Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Bajeela ee Gobolka Mudug ayaa walaac ka muujiyey adeegyada caafimaad yari ee ka jira deegaankaasi.
Bulshada ayaa qabo baahiyo caafimaad oo daran iyadoona deeganka ay ka go,anyihiin daawooyinka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa