Daadadka ku soo rogmaday Dhoobley oo Saameyno kala duwan ku yeeshay Guud ahaan Degmada

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Todobadkii uu danbeeyay Daadad xidhaadh ah ay ku soo rogmadeen Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay taasi keentay saameyno kala duwan oo dhashay Daadadka sida in xaafadaha Qaar laga barakaco sido kale Goobo Ganacasi oo ay galeen Biyahu.

Inta badan waxaa istaagay Guud ahaan Dhaq dhaqaaqa Ganacasi ee Degmada kaasi oo saameyn Saameyn xoggan ku yeeshay Dadkii siyaabaha kala duwan uga xoogsan jiray.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya