Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daadad ka dhashay roob Mahiigaan ah oo saacado badan ka da’ayey Magaalada Baydhabo ayaa sababay in Biyaha galaan xaafadaha qaar ee Magaaladaasi, waxaa khasaare iskugu jira Burbur hantiyadeed iyo Barakac xoggan waxaana laga cabsi qabaa in ay xaaladu sii adkaato maadaamo xili roobaadku yahay bilow.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya