Culuma’udiinka Kismaayo oo Ku baaqay in laga qeyb qaato ilaalinta wadooyinka.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culumaa’udiin-ka  Ku nool Magaalada Kismaayo ayaa  waxay bulshada fareen in ay ka qeyb qataan ilaalinta wadooyinka.

Bulshada ayaa waxaa la faray in ay waajib ku tahay in ay iska xilsaaraan sidii ugu qeyb qaatan lahayeen Horumarinta wadooyinka.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya