Culumada Dhoobley oo ka hadlay dhibaatada loo geysto dameeraha iyo waxa ay diintu ka qabto in la ciqaabo xayawaanka.

0
172

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xayawaanka dameerka ayaa ka mid ah xayawaanaadka ay bulshada soomaaliyeed dhaqato waxaa uuna Gaadiid u yahay in badan oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed.

Dadka qaar ma ilaaliyaan xuquuqda xayawaanka gaar ahaan Dameeraha oo dad badan Gaadiid u ah kaas oo ay ku shaqeystaan iyaga oo ku rara culays ka tan badan.

hadaba si an waxa badan uga ogaano dhiibatooyinka ay bulshada kala kulmaan dameeraha ayaa waxaan wareysi la yeelanay qaar kamid ah dadka iyaago ku shaqeysta oo ay noolsahoodu ku tiirsan tahay gaari dameerka.

Dhan kale waxaan geestiisa wareysi la yeelanay Sheekh Xasan Raage oo kamid ah culumada ku nool Degmada Dhoobley oo kawareysanay waxa ay diinta Islaamka ka qabto dhibaatada iyo jirdilka loo geesto dameeraha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa