Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Sheekh cabdullahi cabdi cumar oo kamid ah culumada magaalada dhoobley ayaa bulshada deegaanka ugu baaqay inay ku dadaalaan nadaafada ayna qaatan talooyiinka bahda caafimaadka ee ku aadan cudurka covid 19.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya