Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimo iyo waxgarad ka soo jeeda Deeganada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa u istaagay joojinta colaadaha dhexmara beelaha wadadega Deegaanada Galmudug, Gudigaan ayaa iskugu jira Culumo iyo waxgarad ka kalayimid degmooyinka Galmudug.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa