Culimada Magaalada kismaayo oo Bulshada ugu baaqay inay is caawiyaan

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Is-caawinta bulshada waa mid kamida  tiirarka horumarka iyo wadajirka nolosha. Bulsho walba oo dadkeedu is-caawiyaan waxay gaaraan horumar dhaqaale, mid bulsho iyo mid aqooneed Marka qof walba uu ka qeyb qaato wax u qabashada kuwa Nugul, waxaa abuurmaya kalgacayl, isku duubni iyo horumar waara waa dhaqan suuban oo ku salaysan diinteena Islaamka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya