Culimada Gobolka mudug oo ku baaqday xoojinta Nabada bulshada

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shiikh Cabdulhi Aadan Barre oo ka mid ah culimada gobolka Mudug ayaa maanta baaq nabadeed u diray bulshada gobolka, isaga oo ugu yeeray in laga waantoobo dhiig daadin aan micno lahayn.
Shiikha oo ka hadlayay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in iska horimaadyada iyo colaadaha sokeeye ay yihiin dambi weyn oo Alle hortiisa lagu qabanayo, bulshada dhibaato ba’an na ku haya.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya

Audio Player