Culimada Dhoobley oo ka hadlay Muhiimada uu u leeyahay xirashada Xijaabka gabdhaha muslimaadka ah.

0
180

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Sheekh Xasan Raage oo kamid ah culumaa’udiinka Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa sharraxaad kabixiyay halka ay diintu gaarsiisay Xidhashada Xijaabka wuxuuna gabdhaha muslimaadka ah ugu baaqay inay Ku dadaalaan xijaabka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa