Culimada Degmada Dhoobley oo ku baaqay in la caawiyo dadka danyarta ah.

0
129

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Sheekh Maxamed Bade oo kamid ah Culumaa’udinka ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku baaqay in lagarab istaago dadka danyarta ee ku nool Magaalada Dhoobley maadama roobabka gu’ga ay da’ayaan islamarkana ay saameyn ku yeesheen oo dadka qarkooda guryaha ka dumeen.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya