Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb kamid ah aas-aaska nolosha aadanaha waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab Illaahay ujideeyay marka ay rabaan inay lamaane isguursadaan, qaab Waalidiintoodu la ogtahay oo aan aheyn mid qarsoon.
Inta badan Guurka Qarsoon ayaa waxaa saameyno kala duwan kala kulma Haweenka oo mararka qaar dhacda in Carruurta lagu dayaco.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa