Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Goobaha cibaadada ayaa ku soo badanaya magalada dhoobley maadama ay magalada Dhoobley aad u balaaraneysay mudooyiinki dambe, dadka dagan xaafada boosniya oo kamid ah xafadaha ku yala dhoobley ayaa dhul loogu deeqay kaasi oo loogu talo galay masaajid si loogu cibaadeysto salaadahana loogu tukado
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa ka warramaya