Xili maalmihii uu danbeeyey kulayl aad u daran uu ka jiray magaalada Dhoobley ee gobalka Jubadda Hoose ayaa waxa ay culimadda Degaanku ugu baqeen in ay Bulshadu illahey uu soolaabato rabina la baryo si raxmadisa loo helo.
Sheekh Xasan Raage oo kamid ah Culimadda Deegaanka ayaa sheegay in waqtiyadan oo kale marka ay sidan ay Roob la,aantu u dhacdo wadadda kali ah ee lagaga bixi karo ay tahay in rabi loo noqdo lana iscafiyo, masaakiintana la caawiyo si rabi noogu naxariisto buu yidhi.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa Warbixintan Faahfaahinaya