Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Culimada Deegaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud ayaa ka codsaday dadka Soomaaliyeed in laga gacan siiyo dhismaha Masjidka Magaalada oo dib loo dhisayo Masjidkaan oo ah masjid aad u weyn kaa oo in mudda burbursana ayaa hdda dib loo dayactiraya.
Engineer Cali Aaden oo ka mid ah howlwaddeenada masjidka ayaa ka hadlay heerka uu marayo dhiismaha masjidka.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya