Culimada Burtinle oo codsatay in laga qeyb qaato dhismaha masjid laga hergelinayo degmadaasi.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masjidka Qubaa oo dhismihiisu ka socdo degmada Buurtinle gaara ahaan xaafada Wadajir ayaa haatan marayo meel dhexe kasoo u bahan dhameystir

masjidkan qubaa oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameys tiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa