Culimada Baladweyne oo ku baaqay in sakaatul fidriga lagu caawiyo dadka danta yar

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sheekh Cumar Saalax Madoobe oo kamid culimada magaalada Baladweyne isla markaana u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey sakaatul fidriga ku caawiyaan dadka danta yar kuwaasi oo xilaagaan wajahaya xaalad nolol xumo.

Sakaatul fidriga ayaa ku waajibta qofkasta oo muslim ah iyadoo loogu tala galay in la bixyo ka hor inta aanan la tukan salaadda ciida.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa