Culimada Baladweyne oo ku baaqay caawinta dadka danta yar inta lagu jiro maalmaha ciida

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sheakh Cumar Saalax Madoobe oo kamid ah Culimada Magaalada Baladweyne ayaa bulshada iyo Hay’addaha samafalka uga baaqay in Hilibka Udxiyada lagu caawiyo dadka danta yar inta lagu gudo jiro maalmaha Ciida.

Hilibka Udixiyada ayaa la qalaa Maalinta ciida Carafo iyo Saddexda maalmood ee ka dambeeya Ciida iyadoo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka danta yar ee aan awoodin in ay soo iibsadan Xoolaha Udxiyada.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya