Culima-udiinka Baladweyne oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha dugsi qur’aan ku yaalla Baladweyne.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyo Faadumo Aadan siyaad oo ka mid ah hooyooyinka soomaaliyeed ayaa boos banaan ku wareejisay macalin Cabdi oo loogu talagalay in lagu dhiso dugsi qur,aan kaasoo ay wax ku baran doonaan caruurta danyarta ah ee ku nool xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne.

Madasha dhulka lagu bixinyay ayaa waxaa goob joog ahaa culumo iyo qaar kamid ah waxgaradka xaafadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa