Cudurka Shuban biyoodka oo ka dilaacay Deegaanka Xawaadleey ee Gobolka Shabeelaha Dhaxe.

0
145

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku dhawaad 20 qof isugu jira caruur iyo dad waayaal ah ayaa ugu geeriyooday cudurka shuban biyoodka Deegaanka Xawaadleey ee Gobolka Shabeelaha Dhaxe.

Deeganka ayaa waxaa inta badan xiran xarumaha caafimaad sababo laxiriira daawo la’aan waxaana dadka ay wajahayaan baahi caafimaad oo aad udaran.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa