Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay Deegaanka Nuurada ee duleedka Baladweyne.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeganka Nuurada oo qiyaastii saddex kiilo mitir ujira Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka dilaacay cudurka shuban biyooodka.

Dad ubadan caruur iyo waayeel kuwaasi oo kabaracay fatahaada wabiga shabeele isla markaana ku nool deegaanka Nuurada ayuu soo ritay cudurka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya