Cudurka Shuban biyoodka Oo ka dilaacay Deegaanka Koonga.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka koongo waxa uu ka mid yahay deegaanada hoosyimaada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeellaha dhexe dadka ku nol deegaankaasi waxaa haleelay qaar kamid ah xanuunka shuban biyoodaka.

Waxa uu ka jiraa deeganaakaasi xanuunka shuban biyoodka ilaa 10 maalmood kaasi oo haleelay dadka da’da ah iyo caruurta.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa