Cudurka Jiidka oo fara ban ku haya bulshada magaalada Baladweyne

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarumaha caafimaadka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa mudooyinkan ku soo badanayay kiisaska caruur la xanuusan cudurka loo yaqaano Jiidka. Maxamed Cali Samow