Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha gudiga gurmadka ururka dhaqaatiirta gobolka Hiiraan Dr Cabdullaahi Maxamad Xalane ayaa sheegay in ay korortay tirada dadka uu soo ritay xanuunka Jadeecada kuwaaso oo ku nool gudaha magaalada iyo deegaanada Hoosyimaada.
Tirada dadka uu soo ritay cudurka ay gaartay 53 ruux kuwaasi oo u badan caruur halka ay u geeriyoodeen 6 ruux.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya